30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Daawo Video: Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka hadlay dhacdo Soomaaliya oo dhan saameysay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jiddah (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo warbaainta la hadlay ayaa ka hadlay dhacadadii saameynta ku reebtay Soomaalida dhamaanteed meel kasta oo ay joogaan.

Dhacadadaasi oo aheyd markii dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ay ku dhinteen badda u dhaxeya Masar iyo Talyaaniga, isaga oo nasiib daro ku tilmaamay in dhalinyaradaasi badda ku dhintaan.

Dhulka Soomaaliya ayuu sheegay inuu alle ku maneystay qeyraad badan, loona baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka fakaraan sidii ay kaga soo saaran lahaayeen.

- Advertisement -

Read more

Local News