30.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Daawo sawirro muujinaya shirkii madasha oo carro ku bilowday

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa cabsi laga qabaa in natiijo aan lagu farxin uu kasoo baxo shirka Shirkii madasha wadatashiga Qaran kadib markii rajo xumi uu kusoo dhamaaday kulamo Saacad ka hor Madaxda DFS iyo Madaxweynayaasha Maamulada uu ku dhexmaray Xafiiska Madaxweynaha dalka ka hor inta aanu furmin Shirka.

Wararku waxa ay sheegayaan in shirkaasi uu noqday mid lagu kala booday oo markii danbe ay faragalin kusoo sameeyen Wakiilada Beesha Caalamka uga qeybgalaayay shirka.

Khilaafka iyo Muranka ayaa lasoo warinayaa inuu dhashay kadib markii Madaxweyne Xassan uu dalbaday Saacad ka hor in laga wada hadlo wixii lala tagi lahaa Madasha waxaana sidaa ku dhashay caro ka imaaday dhanka Puntland.

Gaas iyo Axmed Madoobe ayaa la soo warinayaa in Xassan Sheekh iyo Beesha Caalamka ay ka hor cadeeyen inaanu qaadan doonin waxa loogu yeero Maqaamka Gobolka Banaadir.
Madaxda1

Madaxda2

Madaxda3

Madaxda4

Madaxda5

Madaxda6

Madaxda7

Madaxda8

Madaxda9

Madaxda10

Madaxda11

- Advertisement -

Read more

Local News