24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Amiin Caamir oo sawir cajiib ah ka sameeyay dacwada Badda (Hakuna Matata)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Onlin) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxa uu ka turjumayaa Dacwada muranka Badda Somalia ee ka furan Magaalada Hague Ee Dalka Holland.

Sawir gacmeedka ayaa waxaa lagu matalay Somalia oo la feertameysa Kenya, waxaana sidaa looga itaal roonaaday dowlada Kenya.

Goobta Sawirka lagu matalaaya ayaa waxaa ku sugan Qareenada iyo Goobjoogayaasha Dacwadaasi, kuwaasi oo la dhacsan sida looga itaal roonaanayo dowlada Kenya oo aan heysan wax cadeyn ah.
heeg-copy

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected] 

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60