27.9 C
Mogadishu
Sunday, June 15, 2025

Aqriso magacyada iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan wasiirada Hirshabelle

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxa shalay lagu dhawaaqay wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle, waxaana halkaan hoose idinkugu soo gudbineyaa liiska wasiiradaas iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan

NOMAGACAWASAARADDAQABIILKA
1.       Maxamed Cali CaadleArrimaha GudahaAbgaal – Agoonyar
2.       Xil. Cali Xaaji Cabdulle (Isgow)Beeraha Iyo WaraabkaShiidle
3.       Xil. Eng. Cabdikarin Cali NurDekedaha Iyo Gaadiidka BaddaXawaadle – Agoon
4.       Xil. Iidle Siyaar Shekh Khalifkalluumeysiga Iyo Kheyraadka BaddaDir – Fuqu Maxamed
5.       Xil. Maxamed Ibraahim Cali (Sanbuur)AmnigaGaaljecel – Dirsame
6.       Xil. Maxamuud Sheikh CaliShaqada Iyo ShaqaalahaMakanne
7.       Sabriye Cismaan ToxobowGanacsiga Iyo WarshadahaAbgaal – Warsangali
8.       Dr. Maxamed Maxamuud CabdulleMaaliyaddaXawaadle, Cabdalle
9.       Xil. Mahad Xasan CismaanWarfaafinta iyo DalxiiskaReer Aw-Xasan
10. Xil. Maxa’ed C/le Maxamud (Batalale)Gaadiidka Iyo Duulista HawadaAbgaal, Da’uud
11.  Maxamed Cabdi C/llaahi (Gabiley)Qorsheynta Iskaashiga Caalmiga Iyo Xiriirka Qurbe JoogtaBaadi-Cadde
12.  Xil. C/qaadir Cusmaan CabdusalaamGarsoorka Iyo Arrimaha DiintaJajeelle
13.  Xil. Shuceyb Cabdikarin MuminBiyaha, Macdanta iyo TamartaGaaljecel, Barsane
14.  Xil. Cabdiqani Aadan  Jeele Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo DaaqaGaaljecel, Makaa’iil
15.  Xil. Cabdullaahi Axmed CaddowBoostada Iyo Isgaarsiinta Xawaadle
16.  Xil. C/qani C/llahi Hilowle (Jenyo)Dhalinyarada, Isboortiga iyo Dhaqan Celinta MaleeshiyadaDagoodi.
17.  Xil. Dr. Cabdullahi Shekh AbukarWaxbarashadaAbgaal, Wacbuudhan
18.  Jamac Xuseen XaashiHowlaha Guud iyo Guryeeynta Moobleen
19.  Cabdikarin Nur Xasan (Doobyare)Bii’ada Iyo Hormarinta Reer GuuraagaHabar-gidir, Ceyr
20.  Axmed Cabdikarin MaxamedCaafimaadka Iyo Daryeelka Hooyada Iyo DhalaankaUjeejeen
21.  Sacdiya Maxamed Nur (Burus)Haweenka iyo Xuquuql InsaankaAbgaal, Abokor
22.  Xil. Khadar Xasan Maxamed Dastuurka iyo Arrimaha FederaalkaHillibi – Dalandoole
23.  Yusuf Axmed Hagar “Dabageed”Dib U Heshiisiinta iyo Isdhexgalka BulshadaXawaadle – Cali Madaxweyne

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

- Advertisement -

Read more

Local News