24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Sawirro:-Dab Khasaaro dhaliyay oo ka kacay Guri ku yaalla Degmada Yaaqshiid

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho-(Caasimadda Online)-Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in guri ku yaalla degamadaas uu ka kacay dab khasaaro dhaliyay.

Guriga uu dabkan ka kacay ayaa u dhow Xarunta degmada Yaaqshiid oo ku taalla Xaafada Suuq Bacaad,waxa ayna Goobjoogayaal ay sheegeen in uu debka dhammaan Baabi’iyay Guriga.

Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya Burburka uu Guriga u geystay debka iyo in ay Gubteen Agabkii kala duwanaa ee Gurigaas yaalay.

Dadka ka Agdhow Guriga ayaa bilaabay in ay u gurmadaan Qoyskas uu Gurigooda dabka ka kacay si ay u demiyeen Weli lama sheegin khasaaro nafeed ee uu geystay debkaas.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60