24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Wasiir Maareeye oo soo saaray wareegto uu xil muhiim ah ku magacaabay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshada.

Wareegtada Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa waxaa Xoghayaha Joogtada Wasaaradda loogu magacaabay Cabdicasiis Ibraahim Aadan.

Xoghayaha Joogtada cusub ayaa waxaa lagu bedelay Abuukar Daahiye oo geeriyooday isaga oo xilkaasi hayo, waxaana lagu bedelay Cabdicasiis Ibraahim Aadan.

Abuukar Daahiye, oo xilkaasi hayay muddo ayaa kamid ahaa mas’uuliyiintii ku dhintay Qaraxii Soobe 14-kii October.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60