24.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Maxay isku qabteen xildhibaan Fiqi iyo guddoomiye Yariisow?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta Fariin u diray siyaasiyiinta dhaliilsan dowladda Soomaaliya iyo amaanka magaalada Muqdisho.

Saacado kadib markii Fariintaasi uu diray Guddoomiye Yariisow ayaa waxaa bartiisa Facebook jawaab soo dhigay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo si weyn u mucaaradsan dowladda Soomaaliya.

Intaasi Kadib Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho ayaa Jawaab kale oo Adag siiyay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News