32.7 C
Mogadishu
Friday, April 17, 2026

Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray shirka amniga qaranka ee Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Caddaado (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in Galmudug ay ka qeyb-galayso shirka amniga qaranka ee madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay inuu Muqdisho ka dhaco. Hoos ka aqriso qoraal kasoo baxay.

- Advertisement -

Read more

Local News