Caasimada Online: Caalamka aan joogno maalin walba waxaad ku arkeysaa arin kaa yaabisa taas oo ah kaamirooyinka Qarsoon ee inta badan bulshada looga yaabsado ayaa waxaan maanta idiin heyaa Muuqaal Cajiib ah oo dad badani ka yaabiyay.
Muuqaalkani ayaa ah mid cusub oo loo is ticmaalayo erayga B kaas oo ah Xaraf qof socda duudka looga dhajinayo kadibna lagu dhahayo B ayaa kugu dhagan Talloow qofkii maxuu sameynayaa markii loo sheego in B ku dhagan yahay nala daawo Video cajiib ah oo malaayiin qof ka qosliyay.