Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa ku soo kordhaya Maalinta maalinta ka dambeysa Horumar ku cusub shacabka iyo Ganacsiyo cajiib ah oo Shacabka ay ka hir gelinayaan magaalada Muqdisho.
Muuqaalkaan oo ka koobnaan doono dhwor arimood oo cajiib ah oo dhawaan ka hir galay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo muuqeeda iyo magaceeda soo ceshaneysa kadib Shacabkeeda oo hurdada ka toosay ogaadayna qiimaha dowladu ay lee dahay.

