Muqdisho (Caasimada Online)- Akhristow halkaani ka akhriso 9-qodob oo lid ku ah Jiritaanka Madaxweyne Xassan Sheekh, waxa uuna ku sugan yahay Xassan xaalad Fashil ah haddii uusan wax ka badalin Qodobada soo socdo:-
1- Joojinta Awoodaha uu siinaayo shaqsiyaadka Dowlada ka tirsan ee aan xilalka waaweyn heynin
2- Nin jecleysiga oo uu ka dhaqan galiyay Madaxtooyada
3- Xilalka oo uu u magacaabo shaqsiyaad isaga ku fakir ah sida Dam-jadiid
4- Adeegsiga Siyaasadaha aan miro dhalka laheyn
5- Lacagta Dowlada oo gacanta u galay shaqsiyaad Bulshaduna ay ka ooman tahay
6- Safarrada badan
7- Howlaha aan isaga quseyn oo uu faragaliyo sida (wafdi loogu talo galay inoo qaabili Ra’isul wasaaraha ama Wasiir oo uu isaga qaabilo)
8- Ku dhaqanka Diplumaasiyada
9- Somalia oo idil waxa uu mooda inay tahay Muqdisho oo kaliya.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com