28.3 C
Mogadishu
Wednesday, January 14, 2026

Akhriso liiska magacyada 36 xubnood ee lagu doortay magaalada Jowhar

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jowhar (Caasimada Online) – Waxaa heer gabagabo maraaya Doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socda Caasimadaha Gobolada dalka qaarkood, waxaana iminka si rasmi ah loo soo gunaanuday Doorashooyinkii ka socday magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo.

Maamulka Hirshabelle ayaa ilaa hadda doortay xildhibaanno gaaraya 36 mudane oo 10 ka mid dumar yihiin waxaana ka harsan kuraasta maamulka laga doonayo in uu soo buuxiyo 1 kursi oo kaliya.

HOOS KA AKHRISO LIrISKA XILDHIBAANADA JOWHAR

1-Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe

2 Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone)

3 C/risaq Cumar Maxamed

4 Cumar Cisman Wasuge

5 Samiro Xasan Cabdulle

6 C/saq Axmed Maxamed

7 C/hi Goodax Barre

8 Farxiyo Muumin Cali

9 Khadijo Maxamed Diiriye

10 Faarax Cabdqadir

11 Cali Maxamed Cumar

12 Aadan Xasan Cali

13 Yusuf Xuseen Axmed

14 Farxiyo Maxamud Dhaqane

15 Maxamuud Cabdulahi Axmed

16 Cismaan Maxamed Cabdi

17 Yusuf Ibraahin Afrax

18 Cabdulahi Maxamed Nur

19 Maxamed Abukar Islow

20 Mino Xasan Shibis

21 C/dir Carabow Ibrahin

22 C/qadir Cosoble Cali

23 C/hi Colaad Roble

24 Maxamed Cumar Ceymoy

25 Madino Suusow Maxamud

26 Xuseen Cabdi Cilmi

27 Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.Xasan

28 Maryan Axmed Haarun

29 Amina Maxamed Cabdi

30 Daahir Amiin Jeesow

31 C/fatax Qasim Maxamud

32 Faadumo Faarax Ibrahim

33 Maxamud C/dir Benebene

34 Khalif Cabdi Cumar

35 Maxamud Maxamed Jimcale

36 Xiis Xasan Ibraahim

Caasimada Online
Xafiiska Jowhar
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News