25.4 C
Mogadishu
Wednesday, July 22, 2026

Akhriso: Liiska Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya soo maray tan iyo Xoriyaddii 1960-kii

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Tan iyo intii ay Soomaaliya qaadatay xoriyadda sanadkii 1960-ki waxaa soo maray wasiro arrimo dibadeedyo gaaraya 27 wasiir.

Wasiirkii ugu danbeeyay ee arrimaha dibadda ayaa dhowaan loo magacaabay danjirihii Soomaaliya u fadhiyey Mareykanka Axmed Ciise Cawad, waxaana xilka ka degaya saxafiyii hore Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo muddo sanad ka yar xiLkaasi hayay.

 

- Advertisement -

Read more

Local News