Akhriso liiska xildhibaanada saxiixay mooshinka Jawaari iyo tirada rasmiga ah

By Saalax Saciid Sabriye

Muqdisho (Caasimadda Online) – Shabakadda Caasimadda Online ayaa heshay  Liiska Xildhibaanada saxiixay Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Pro. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari

Xildhibaanadaan ayaa guud ahaan marka tiradooda la isku geeyo noqonaya ilaa 193 Xildhibaan.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso Liiskooda oo dhameystiran: