Aqriso: Liiska xildhibaanada cusub ee baarlamanka Jubaland oo la shaaciyey

Kismaayo (Caasimada Online) – Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Xildhibaanada ayaa ka kooban 75 Xildhibaan, balse laba ka mid ah ayaa shaacintooda waxa ay dib ugu dhacday arrimo farsamo sida xubnaha Guddiga ay sheegeen.