25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Magacyada gudiga doorashada heer gobol ee GALMUDUG (Aqri)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga Doorashada maamulkaasi ee heer gobol oo ka kooban 8 xubnood, waxaana guddiga oo loo qeybsaday qaab beeleed lagu saleeyay beelaha dhisay maamulka Galmudug.

Magacyada Guddiga Doorashada Heer Gobol ee maamulka Galmudug, waxay kala yihiin:

1. Liibaan Axmed Xasan

2. Bashiir Xaaji Cabdulle

3. Yuusuf Diiriye Maxamud

4. Cabdicasiis Cabdulle Nuur

5. Xuseen Sheekh Axmed

6. Aadan Absuge Guure

7. Sahro Maxamed Maxamud

8. Roodo Xasan Sheekh Cali Salaad

Guddigan ayaa qaabilsan maamulka doorashada xildhibaanada aqalada hoose iyo kan sare ee xubnaha laga soo dooranayo maamulka Galmudug oo ka dhici doonta magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.

Waxaa ka harsan guddiga doorashada Galmudug ee heer Goboleed 3 xubnood oo ay soo magacaabeyso dowladda Federaalka.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News