Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxa shalay lagu dhawaaqay wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle, waxaana halkaan hoose idinkugu soo gudbineyaa liiska wasiiradaas iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan
| NO | MAGACA | WASAARADDA | QABIILKA |
| 1. | Maxamed Cali Caadle | Arrimaha Gudaha | Abgaal – Agoonyar |
| 2. | Xil. Cali Xaaji Cabdulle (Isgow) | Beeraha Iyo Waraabka | Shiidle |
| 3. | Xil. Eng. Cabdikarin Cali Nur | Dekedaha Iyo Gaadiidka Badda | Xawaadle – Agoon |
| 4. | Xil. Iidle Siyaar Shekh Khalif | kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda | Dir – Fuqu Maxamed |
| 5. | Xil. Maxamed Ibraahim Cali (Sanbuur) | Amniga | Gaaljecel – Dirsame |
| 6. | Xil. Maxamuud Sheikh Cali | Shaqada Iyo Shaqaalaha | Makanne |
| 7. | Sabriye Cismaan Toxobow | Ganacsiga Iyo Warshadaha | Abgaal – Warsangali |
| 8. | Dr. Maxamed Maxamuud Cabdulle | Maaliyadda | Xawaadle, Cabdalle |
| 9. | Xil. Mahad Xasan Cismaan | Warfaafinta iyo Dalxiiska | Reer Aw-Xasan |
| 10. | Xil. Maxa’ed C/le Maxamud (Batalale) | Gaadiidka Iyo Duulista Hawada | Abgaal, Da’uud |
| 11. | Maxamed Cabdi C/llaahi (Gabiley) | Qorsheynta Iskaashiga Caalmiga Iyo Xiriirka Qurbe Joogta | Baadi-Cadde |
| 12. | Xil. C/qaadir Cusmaan Cabdusalaam | Garsoorka Iyo Arrimaha Diinta | Jajeelle |
| 13. | Xil. Shuceyb Cabdikarin Mumin | Biyaha, Macdanta iyo Tamarta | Gaaljecel, Barsane |
| 14. | Xil. Cabdiqani Aadan Jeele | Xanaanada Xoolaha, Dhirta Iyo Daaqa | Gaaljecel, Makaa’iil |
| 15. | Xil. Cabdullaahi Axmed Caddow | Boostada Iyo Isgaarsiinta | Xawaadle |
| 16. | Xil. C/qani C/llahi Hilowle (Jenyo) | Dhalinyarada, Isboortiga iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyada | Dagoodi. |
| 17. | Xil. Dr. Cabdullahi Shekh Abukar | Waxbarashada | Abgaal, Wacbuudhan |
| 18. | Jamac Xuseen Xaashi | Howlaha Guud iyo Guryeeynta | Moobleen |
| 19. | Cabdikarin Nur Xasan (Doobyare) | Bii’ada Iyo Hormarinta Reer Guuraaga | Habar-gidir, Ceyr |
| 20. | Axmed Cabdikarin Maxamed | Caafimaadka Iyo Daryeelka Hooyada Iyo Dhalaanka | Ujeejeen |
| 21. | Sacdiya Maxamed Nur (Burus) | Haweenka iyo Xuquuql Insaanka | Abgaal, Abokor |
| 22. | Xil. Khadar Xasan Maxamed | Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka | Hillibi – Dalandoole |
| 23. | Yusuf Axmed Hagar “Dabageed” | Dib U Heshiisiinta iyo Isdhexgalka Bulshada | Xawaadle – Cali Madaxweyne |
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

