25.3 C
Mogadishu
Thursday, July 3, 2025

Arag Sawirada: Odawaa & Baarleex oo booqday xarumaha loo diyaariyey marti-galinta SHIRKA !!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo FederaalkaSomalia Cabdiraxmaan Maxamed Odawaaiyo Madaxweynaha Maamulka Ximan & Xeeb Mudane Cabdullaahi Baarleex, ayaa kormeeray xarumaha loo diyaariyey martigalinta shirka maamul u sameynta gobolada mudug iyo galgaduud.

Wasiirka ayaa sidoo kale booqday goobaha ganacsiga Magaalada Cadaado isagoo dadweynaha kala sheekeystay sida ay isugu diyaariyeen marti galinta shirka maamul u sameynta mudug iyo galgaduud.

Waxa uu inta badan cagta soo mariyay goobo farabadan waxa uuna dhalinyarada kula dardaarmayay inay ka faa’iideystaan fursadaha horyaal.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

20

- Advertisement -

Read more

Local News