Arag Sawirro: Nadaafad darro xun oo ka taaggan terminal-ka cusub ee garoonka AADAN CADDE

Muqdisho (Caasimada Online) – Inkastoo dhawaan DF Somalia loo dhisay Terminal cusub oo ay kula tartami karto Dowladaha asaageeda ah, ayaa waxaa hadana nasiib darro ah inaysan baxsan karin dhaqaalaha shaqaalaha ku qoran nadaafada dhismahaasi.

Dhismaha Terminal-ka ayaa waxaa dhexyaal wasaq aad u farabadan sida Musqulaha, goobaha nasiinka iyo banaanka sare ee Terminal-ka, waxa ayna taasi muujineysaa in DF Somalia aysan dan gaar ah ka laheyn hagaajinta dhismahaasi heerka caalami ah.

Waxa ay ishu qabaneysaa mutuleelka Terminal-ka oo ay dul sabeyneyso caro, taasi oo hoos u dhigtay mooraalka dadka musaafiriinta oo iyagu xiliyada qaar Terminal-ka ka qaata sawiro taariikhi ah.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
11095389_987083087978979_2413168697663721150_n

11216241_987083174645637_4634940422464905374_n

11221464_987083077978980_7537199244154940930_n

11855666_987083101312311_8150655760489324759_n

11855707_987083111312310_5593076966797486102_n

11855864_987083114645643_6356677047631155534_n

11863354_987083084645646_6082515961813332448_n

11866400_987083097978978_6664711028317174833_n

11870838_987083074645647_1704314900753284824_n

11887919_987083094645645_485308232082505359_n

11889428_987083194645635_4000644995981059858_n

11889513_987083191312302_9100846768241214666_n

11891236_987083091312312_5256866605483416160_n

11892011_987083147978973_4441353983507025025_n