Arag sawir qosol badan oo laga sameeyay Jawaari iyo Faarax C/qaadir

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir Gacmeedkaani ayaa waxaa loola gol leeyahay sida Xildhibaan Faarax C/qaadir dagaal Siyaasadeedka ugu adeegsanayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sawirka ayaa waxaa lagu miisaaliyay Xildhibaan Faarax C/qaadir oo Gudoomiye Jawaari u adeegsanaaya burburinta Qaranka sida ku cad Sawirka.

Jawaari ayaa waxaa loo ekeysiiyay qoray waxaana lagu weerarayaa Qaranka isagoo burburinta Qaranka u arka mid iska caadi ah.
QARANKA22