24.9 C
Mogadishu
Friday, July 11, 2025

Sawir dareen leh oo muujinaaya coladda Somaliland iyo Puntland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa laga sameeyay dagaalkii qaraarnaa ee u dhexeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland kaasi oo ka dhacay degmada Baran gaar ahaan deegaanka Dahar oo ay ku dagaalamen labada maamul.

Ujeedka sawir gacmeedka ayaa ah in dhinacyada uu dagaalka u dhexeeyo ay yihiin kuwo aan ka fakareynin saameynta uu dagaalka leeyahay, cida ku dhimaneysa, cida guuleysaneysa iyo cida murugooneysa in dhammaantooda ay yihiin Soomaalida oo aan cid kale waxba ka khuseyn.

Sawirka waxaa lagu cabiray in labada dhinac ay u dagaalamayaan sida laba dowladood oo ay cadaawad ka dhaxeyso, balse kuma aysan fakarin inay yihiin dad wada dhashay.
SHACABKA

- Advertisement -

Read more

Local News