Sawirro: Mid kamid ah saraha ugu dhaadheer Dubai oo ololaya

Dubai (Caasimada Online) – Dabkaani khasaaraha xoogan geystay ayaa waxa uu ka kacay dhismo aad u dheer oo ku yaalla magaalada Dubai.

Dhismahaani gubtay oo aad u dheer ayaa waxaa lagu magacaabaa ”Dhismaha Sulafa” waxa ayna ishu qabaneysay dhismaha oo ka baxaaya qiic aad u farabadan.

Dhismahaani dabka ka kacay ayaa waxa uu ka kooban yahay 75 dabaq, dhirirkiisuna waxaa weeye 285 mitir.

Dadka ku nool dhismahaasi ayaa kusoo baraarugay dhismaha oo ka baxaaya qiic aad u farabadan waxaana xigay gaadiidka dab damiska ah oo halkaasi kusoo xoomay.
Dubai1

Dubai2

Dubai3

Dubai4

Dubai5

Dubai6

Dubai7

Dubai8

Dubai9

Dubai10

Dubai11

Dubai12