30.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 27, 2026

Arag sawir qosol badan: Nidaamka 4.5 oo gaaray heer ay isku furaan ragga iyo dumarka (Yaab)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa waxa uu muujinayaa heerka uu Soomaalida ka gaarsiisan yahay qaadashada Nidaamka 4.5, waxaana Sawirka lagu matalay in qoys wada noolaa ay ku kala tagayaan 4.5.

Aabaha qoyska ayaa isaga qaba in aaminaanshihiisa 4.5, ay ku kala tagi karaan isaga iyo Xaaskiisa iyo waliba carruurta ay wada dhaleen, halka Hooyada gurigana ay dalbaneyso in meesha laga saaro Siyaasada amaba aysan isku furin wax la xiriira 4.5.

Hooyada ayaa sidoo kale, dalbaneysa inaan gurigeeda loo burburin aaminaanshiyaha uu ninkeeda aaminsan yahay 4.5, waxa ayna ku cabaadeysaa in asalba aysan isku qabin nidaamkaasi.
deegaan copy

- Advertisement -

Read more

Local News