Sawir muujinaya CC oo iibinaya badda SOMALIA

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa waxaa lagu cabiray heerka uu iminka gaarsiisan yahay Musuq-maasuqa Ra’isul wasaaraha dalka Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke.

Sawirkaani ayaa waxaa lagu muujiyay Xatooyada uu ku hayo Qaranka isaga oo har iyo habeen usoo jeeda sida uu ku hirgalin lahaa qorshaha uu ku doonaayo dhameystirka iibsashada Badda.

Sawirkaani ayaa waxaa sidoo kale laga sameeyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid iyo Madaxweynaha Kenya Uhurro Kenyatta oo kala qaatay lacagihii lagu kala iibsaday Badda.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
C_C_BADDA copy