Arag sawir aad u qosol badan oo laga sameeyay Muungaab oo rartay boorsooyinkiisii waaweynaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani uu farshaxamiiste Aminarts ka sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa muujinaayo in Gudoomiyuhu uu ku dhiiraday inuu iska soo meero danbiyada uu ka galay dalka iyo kuwiisa gaarka ah.

Sawirkaani oo muujinaayo xikmad ayaa waxaa lagu cabiray in Mungaab uu ka walaacsan yahay saameynta Xajkiisa ay ku yeelan karto lacagaha uga baxaayo inta uu ku guda jiro xajka taasi oo u badan dhaqaalaha uu isdabamariyay ee Gobolka, inkastoo aysan suuragaleynin in lagu xajiyo lacago booli ah hadana waxaad mooda in Madaxdu ay ku dhiiranayaan.
MUUN44 copy