Sawir qosol leh: Geelkeyga oo daaqsin u baxay ayaa lagu eedeeyay inuu xad federal ka talaabay

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkanai cajiibka ah ayaa waxaa laga sameeyay dhibaatooyinka uu shacabka Soomaaliyeed u abuuray Nidaamka ay DFS qaadatay ee Federaalisimka ah.

Reer miiga ayaa dhibaato adag ku qaba nidaamkaasi kadib markii ay saadaaliyeen in Federaalka uu ka mamnuuci karo isku gooshida xadadka Maamul Goboleedyada.

Saameyn ballaaran ayay aaminsan yihiin in Federaalka uu ugeysan doono dhaqashada Xoolahooda iyo u kala safrida Gobolada kale.
BAADIYAHA copy