Burburka soo gaaray Aadan Cadde Airport (Daawo Sawirada)

Muqdisho (Caasimada Online)- Burbur ayaa soo gaaray dhismaha garoonka diyaaradaha oo ahaa mid casri ah oo dowlada Turkiga ay dhistay, waxaana jajab badan uu ka muuqdaa qeybta VIP ee garoonka iyo qeybo kale oo garoonka ah.

Muraayado badan ayaa jajabay, waxaana sidoo kale ay waxyeelo soo gaartay hoteelo ku yaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyo dhismayaal kale.

Sawiro lag soo qaaday garoonka ayaa muujinaya burburka soo gaaray dhismaha dhal dhalaayay iyo jirka dadka waxyeelada ay kasoo gaartay qaraxyadii saaka ka dhacay afaafka garoonka diyaaradaha.

6 5 4 2 1 7 8 9 11 12 13 15 16 17