Facebook Pinterest Twitter Youtube
  • About us
  • Privacy Policy
  • Contact Us
  • SO
  • EN
Logo
  • Home
  • English
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
  • About us
  • Privacy Policy
Logo
0
  • Home
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
Facebook
Instagram
Pinterest
Twitter
Youtube
24.9 C
Mogadishu
Saturday, May 30, 2026
  • Privacy Policy
  • Contact Us
  • SO
  • EN
Logo
  • Home
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
  • Home
  • Wararka
  • Caalamka
  • Ra’yiga
  • Xulka
  • Somaliland
  • Contact us
Wararka

Cabdi Iley oo mar kale ka soo muuqanaya maxkamad

September 13, 2018
By Asad Cabdullahi Mataan
Less than 1 min.
Bookmark
Bookmarked
Share
Facebook
Twitter
Pinterest
WhatsApp
Linkedin
Email
Print
Viber

    Share

    Facebook
    Twitter
    Pinterest
    WhatsApp
    Linkedin
    Email
    Print
    Viber
      Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka DDSI ayaa sheegaya in maanta oo Khamiis ah maxkamad la soo taagayo madaxweynihii hore ee maamulka Cabdi Maxamuud Cumar.
      Cabdi Cumar ayaa maanta kasoo hormuuqan doona Maxkamada oo ay uga furan tahay dacwad.
      Cabdi Cumar ayaa waxaa dacwada kusoo oogay Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka dalka Ethiopia dacwadahaasi oo ay ka mid yihiin gabood fal iyo arrimo kale oo la xiriira barakicinta dad shacab ah.
      Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa qareenada difaacaya waxa ay sheegayaan inay diyaar u yihiin in kiiska xeer ilaalinta ay ku soo oogeyso ay ka difaacaan.
      Sidoo kale, qaar kamid ah qoyska Cabdi Maxamuud ayaa sheegay inay wax wanaagsan ka rajeynayaan maxkamadeynta maanta la filayo inay ku dhacdo Cabdi Cumar.
      Lama oga natiijada kasoo bixi doonta Maxkamadeynta Cabdi Cumar, waxaana xusid mudan in maxbuuska caafimaad ahaan uu iminka wanaagsan yahay.

      Caasimada Online

      Xafiiska Muqdisho

      [email protected]

      - Advertisement -
      QORAALKII HORE
      Xoghayaha guud ee QM oo si rasmi ah u magacaabay ergeyga gaarka ee Somalia
      QORAALKA XIGA
      NISA: Hay’ad qaran, mise hay’ad dhaqameed? (Q.6)
      Asad Cabdullahi Mataan

      Read more

      Wararka

      Markab shidaal u soo siday Muqdisho oo lagu afduubtay xeebaha Puntland

      Wararka

      Daawo: Puntland oo taageero xooggan u muujisay Galmudug

      Wararka

      Maydad, dhaawacyo iyo gaadiid ciidan oo lagu soo bandhigay Baydhabo

      Wararka

      Xog: Kulan xalay dhex maray Shariif iyo Mahad Salaad

      Wararka

      Xog: Saraakiil ka tirsan CID-da oo dalka ka baxsatay kadib baaris masuq-maasuq

      Local News

      Wararka

      Markab shidaal u soo siday Muqdisho oo lagu afduubtay xeebaha Puntland

      Wararka

      Daawo: Puntland oo taageero xooggan u muujisay Galmudug

      Wararka

      Maydad, dhaawacyo iyo gaadiid ciidan oo lagu soo bandhigay Baydhabo

      Wararka

      Xog: Kulan xalay dhex maray Shariif iyo Mahad Salaad

      LogoTalk

      Caasimada Online is a reputable and reliable source of news and information on Somalia. As the largest Somali news site, we are dedicated to providing our readers with accurate and up-to-date coverage of the country's politics, society, and culture. Founded in 2009 by a Somali-American journalist, Caasimada Online is owned by Caasimada Media Group and headquartered in Mogadishu. In addition to keeping our readers informed, we strive to promote democracy in Somalia. If you have any questions or comments, please don't hesitate to contact us at [email protected]

      Important Links

      • Privacy Policy
      • Contact Us

      Trending

      Wararka

      Markab shidaal u soo siday Muqdisho oo lagu afduubtay xeebaha Puntland

      Wararka

      Daawo: Puntland oo taageero xooggan u muujisay Galmudug

      Wararka

      Maydad, dhaawacyo iyo gaadiid ciidan oo lagu soo bandhigay Baydhabo

      Social Media

      © Caasimada Online 2012 | All Rights Reserved

      Facebook
      Instagram
      TikTok
      Twitch
      Twitter
      WhatsApp