24.7 C
Mogadishu
Monday, July 27, 2026

BF Somalia oo qoraal cad kasoo saaray su’aalihii ay weydiiyeen R/W CC iyo taliyayaasha amniga

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Baarlamaanka Somalia, ayaa Maanta Qaraar kasoo saaray natiijada Kulammadii Albaabadu u xirnaayeen oo Baarlamaanka Soomaliya ay dhammaadkii kal-fadhigii Todobaad Su’aalaha ku Weydiiyeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha Amniga oo uu Hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Qaraarkan oo uu Warbaahinta u Akhriyey ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka, Mahad C/lla Cawad, kaasoo lagu xusay qodobbo dhowr ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDOONKA KASOO BAXAY
suu'1

suu'2

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60