30.9 C
Mogadishu
Monday, April 27, 2026

CADEYN: Dacwad adag oo laga gudbiyay C/weli Gaas & Xildhibaano mooshin saxiixay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online)- Xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta warqad dacwad ah ka gudbiyay madaxweynaha maamulka Puntland C.welli Maxamed Cali Gaas.

Xildhibaanada ayaa warqada cabashadooda u gudbiyay gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Puntland, iyaga oo ka dalbaday inuu soo hor mariro kulanka gaarka ah.

Hoos ka aqriso xildhibaaada saxiixay warqadaasi,

gaas

hhhhhhhh-361x500

Caasimada Online
Xafiiska Puntland
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News