27.6 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

Daawo: Xasan iyo CC oo xildhibaanada la damacsan qorshe cajiib ah (VIDEO)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu soo dhisey Ra’iisul Wasaare Sharmarke ayaa laga shaki qabaa in Damjadiid ay boosas celis ah u hayaan dhalinyaro iyaga katirsan oo ku beel ah afartii wasiir ee horey ugu sababta ahaa khilaafka Dowladda.

Waxaa laga shaki qabaa in kalsoonida marka lasiiyo ay is casilayaan wasiirada qaar oo afarti wasiir ay soo laaban doono. Hadaba daawo doodda Royal oo lagu falanqeeyey arrimahaas iyo qaar kale oo kaa qarsoon.

- Advertisement -

Read more

Local News