Arrag Sawir carro leh oo kuu muujinaya bahdilka heysta SOOMAALIDA ee amxaarada ay waddo.!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani ayaa ka turjumaaya sida Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay u daneynayaan barashada Afka Xabashiga iyaga oo qasdigooda uu yahay inay ku gaaran heer Madaxweynenimo.

Sawiraaga Caanka ah oo meelo farabadan wax ka eegay ayaa Sawirkaani ku muujiyay Nasiibdarada heysata Siyaasiyiinta Soomaalida ah oo iyagu hadba dugaashada Dowladaha sida dadban u gumeysta Somalia.
AFKA TIGREYGA