25.7 C
Mogadishu
Friday, January 16, 2026

Daawo sawirro cusub oo laga soo qaaday habka ay Eeyaha garoonka Adan Cadde wax u baaran

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Amaanka guud ee Garoonka diyaaradah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayaa si weyn loo adkeeyay.

Sugida amniga Garoonka ayaa waxaa si joogta ah uga qeybqaata Eeyo iyo Ciidamo Boolis ah kuwaasi oo dhan waliba ka baara Boorsooyinka iyo dadka musaafuriinta ah ee ka socdaalaaya dalka.

Dadka musaafuriinta ah ayaa la marinayaa dhowr baaritaan oo kala ceyn ah, iyada oo mid kamid ah ay tahay baaritaano ay sameynayaan Eeyo aad u tababaran.

Baaritaanka ayaa waxaa qeyb ka ah Saraakiil Turki ah kuwaasi oo wata qalabka baaritaanka.
Garoonka 1

Garoonka 2

Garoonka 3

Garoonka 4

Garoonka 5

Garoonka 6

Garoonka 7

Garoonka 8

Garoonka 9

Garoonka 10

- Advertisement -

Read more

Local News