Daawo SAWIRRO laga soo qaaday dagaalkii ugu qosolka badnaa abid ee ka dhashay SHIMBIRO

Muqdisho (Caasimada Online)-Dagaalkaani gacan ka hadalka ah ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Audon ee dalka Fransiiska waxa uuna u dhexeeyay Odayaal guri joog ah.

Odayaashaani ayaa fooda isdaray iyaga oo dagaalkooda isku adeegsaday Badiilo iyo faas, waxaana halkaasi ku daatay dhiig badan sida sawirada qaar ka muuqda.

Odayaasha uu dagaalka u dhexeeyay ayaa wada ahaa daris waxa uuna bilowga dagaalka ka dhashay shimbiro.

Mid ka mid ah labada reer ayaa waxaa ay dabtaan ama u gaarsadaan shimbiraha, halka odayga reerka kale uu difaaco shimbiraha uu ninka dariska la ahi dabto.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7

8