Muqdisho (Caasimada Online)-Dowlada Somalia ayaa maanta laba Diyaaradood oo wada Hub farabadan u dirtay Maamulka Puntland si loogula dagaalamo maleeshiyaadka ku dhuumanaaya Boholada Gobolka Nugaal.
Hubka ayaa u badnaa kuwa culus iyo kuwa caadiga ah, waxaana Garoonka Aadan Cadde ku sugnaa mas’uuliyiin farabadan oo Dowlada ka tirsan.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA







