DAAWO VIDEO: Soomaali dabaal ku galay Dalka Canada oo ka yaabiyay Caalamka.

Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Yahye Samatar oo dabaal ku galay Wadanka Canada, Ayaa ka yaabiyay Dunida oo idil kadib la yaab cajiib ah oo uu sameeyay.

Yahye waxuu helay wax uusan filaneynin kadib markii uu gaaray Wadanka Canada ee nala daawo muuqaal kaa yaabin doono oo laga soo diyaariyay Safarka Yahye.

HALKAN KA DAAWO: