Daawo Video: Bilicda & quruxda goobo taariikhi ah oo ku yaalla Muqdisho

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Caasimada Online:  Muuqaalka Maanta waa Goobo badan oo Taariikhi ah oo ku yaalo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo haatan dib lo dhisay ayadoo aa dareemeeyso in Muqdisho ay tahay Muqdishadii hore.

Bilic ahaan Muqdisho waxeey la mid tahay Magaalooyin badan oo ku yaalo Qaarada Afrika waxeey haatan ku socotaa dib u kabasho burbur iyo dagaal sokeeyay oo hareeyay sanadihii dambe ee nala daawo Muuqaalkaan indhahaada aad la ilmeyn doonto.

HALKAAN KA DAAWO: