Daawo Video: Suuq ganacsi oo cajiib ah oo Muqdisho laga furay

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalo madaxda Soomaaliye ee Muqdisho mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa kusoo kordhayey Horumarka laga samaynayo Ganacsiga, Iyadoo ay wax badan iska badaleen Hanaankii Ganacsigii Hore.

Ganacsato Soomaaliyeed ee oo Hormuud uu u yahay, C.laahi Cali Adoon oo ayaa Muqdisho waxay ka hir geliyeen MALL (Xarun Ganacsi oo Casri ah) Iyadoona Shaqa Abuuris badan laga helay, Sidoo kalana waxaa Yaraaday Maalgashigii Soomaalida ee Qurbaha, Waxaana la sheegay in goobta laga dhisay Xaruntaan ay Ahayd Meel Qashin Qub ah, Hadana ay Tahay meel Muraayad ah.