Maamulka P/LAND oo shaqada ka joojiyey SNTV

Garoowe (Caasimada Online) – War goor dhow kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa waxaa shaqada looga joojiyay Xafiiska Telefeshinka Qaranka Somalia SNTV.

Qoraal kasoo baxay Maamulka ayaa waxaa lagu mamnuucay in Telefeshinka Qaranka uu ka howlgalo Deegaanada ay gacanta ku heyso Puntland, iyadoona laamaha amaanka Maamulka loo kala diray warqad shaqada looga mamnuucaayo Weriyayaasha SNTV ee Puntland ka shaqeeyo.
Warqad