28.2 C
Mogadishu
Sunday, February 15, 2026

DF oo war kasoo saartay xukunkii dilka dhalinyarada Soomaaliyeed

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Soomaaliya ayaa war saxaafadeed kasoo saartay dilka dowlada India ay ku xukuntay ku dhawaad 50 dhalinyaro Soomaaliyeed oo burcad badeed ahaa.

Warsaxaafadeedka oo kasoo baxay wasaarada warfaafinta ayaa sidoo kale looga hadlay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xir xiran dalalka kale ee caalamka loona heysto burcad badeednimada.

[su_document url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2016/09/War-saxaafadeed.pdf” width=”700″ height=”1300″]

 

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News