Dhimashada COVID-19 ee Soomaaliya oo ka badan inta ay DF sheegtay (Baaris)

Saalax Saciid SabriyeBy Saalax Saciid Sabriye

Muqdisho (Caasimadda Online) – In ka yar 100 qof ayaa fayraska Covid-19 ugu dhimatay Soomaaliya, sida ay saraakiisha dowladda ay sheegeen.

Balse barnaamijka Baaritaanka ee BBC Africa Eye ayaa ogaaday in qubuuraha ay buuxsameen iyadoo hannaanka caafimaadka dalka uu baaba’sanaa muddo 30 sano ah oo colaado ay dalka ka jireen.

Barnaamijka ayaa eegay dhab ahaanta coronavirus ee Soomaalia, iyadoo la dabagalayo labo dhallinyaro-dhaqaatiir ah oo naftooda u huray ladagaallanka cudurka corona.

Halkaan hoose ka daawo warbixinta ay BBC ka diyaarisay arrintaan