25 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Dowladda Sacudi oo shaacisay in maalinta berri ay tahay maalin…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Sacuudiga ayaa goordhow shaaca ka qaaday in maalinta bari ah aysan aheyn ciid, balse ay tahay maalin Ramadaan ah.

Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in beri la dhameystiri doono Bisha Ramadaan oo la geyn doono ilaa 30-ka.

Maxkamadu waxa ay sheegtay in dhammaan wadamada ay ku noolyihiin Muslimiinta la faraayo in maalinta bari ah ay soomayaan.

Dowladaha Islaamka ayaa sidoo kale sheegay in maalinta bari ah ay tahay soom sidaa aawgeedna aanu jirin aragti muujin karta in maalinta bari ah ay tahay soom.

Dhammaan dalalka muslimka ah ayaa ku guda jira Bisha ramadaan waxa ayna Muslimiintu isku diyaarinayaan maalmaha farxada ee ciida.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News