25.1 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Galmudug oo gudi u saartay arrin ka dhacday Baxdo iyo Qeydaro

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Cadaado (Caasimada Online) – Madaxweyne ku xigeenka Galmudu Maxamed Xaaji Carabeey ayaa shaaciyay gudi ka kooban wasiiro iyo xildhibaano Galmudug ka tirsan, kuwaasi oo baaraya dagaaladii ka dhacay deegaano Galmudug ka tirsan.

Gudigaasi ayaa soo baaraya dagaaladii ka dhacay Qeydaro iyo baxdo oo sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana la doonayaa iney odaagaan sababta dagaalka keentay iyo cida abaabushay dagaalkaasi.

Hoos ka akhriso xubnaha gudiga

002

Caasimada Online
Xafiiska Galmudug
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News