24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Go’aan laga qaatay wakiilada Aqalka sare ee Galmudug, Puntland iyo Jubaland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa dib ugu celiyay liiska murashaxiinta aqalka sare ee 3 maamul goboleed kuwaas oo sabtidii  soo gudbiyay, sababta waxaa lagu sheegay si ay u hubiyaan 30% ee qoondada haweenka.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa lagu amaanay sida uu liiskaasi u waafajiyay qoondada haweenka, waxaana maamulka Galmudug, Puntland iyo Jubbaland lagu celiyay wakiiladii ay soo magacaabeen.

qondo1 qoondohaween

- Advertisement -

Read more

Local News