Isbitaalka Kalkaal oo Muqdisho keenayo Dhakhtarkii loo aadi jiray dalka Hindiya

Dadweynaha Soomaliyeed Waxa Lagu Wargalinaaya in Kalkaal speciality hospital ee magaalada Muqdisho uu imaan doono Dhaqtarkii Hindiga ahaa ee ku taqasusay Cudurada  lafaha   kudhaca  Dr.P.Sankaralingam oo heesta Shaadooyinka Qualification: M.S (Ortho), DNB (Ortho), MNAMS

Dhaqtarka ayaana ku xeel dheer

BEDELKA JILBAHA(KNEE REPLACEMENT
BEDELISTA SINAHA (HIP REPLACEMENT
TOOSINTA LAFAHA QALOOCDAY
KABISTA LAFAHA  JAJABAY
DAWEYNTA LAFA XANUUNKA
DAWEYNTA DHABAR XANUUNKA
DAWEYNTA ROOMATIISIMKA
DAWAYNTA MURQAHA
FIIRO GAAR AH

DHAQTARKAAN  WAA  DHAQTARKII LOO AADIJIRAY DALKA

HINDIA  WAANA DHAQTAR KU TAQAQUSAY LAFAHA SIDA  LATACAALIDDA

XANUUNKA KU YIMAADA LAFAHA AYDAOO  LA  ADEEGSAN DOONO QALAB CASRI AH . DHAMAAN HOWSHAANI WAA MID KUCUSUB DALKA SOMALIA  WAXAANA KUU KEENAY   KALKAAL  SPECIELATY  HOSPITAL, SHAQADAANI  WAXAY DHICI DOONTAA  INSHA ALLAH     1/5/2018

HADABA ISDIIWAANGELINTU WAYSOCOTAA,

ISBITAALKU  WUXUU KUYAALAA ISGOWSKA  DIGFEER IYO BANAADIR INTA UDHE XAYSO, AGAGAARKA  MASJIDKA CABDULLAAHI CIISE.

WIXII  FAAH FAAHIN AH KALASOOXIIR /   TE L617633661 / 0617633662 /0699996665