29.9 C
Mogadishu
Monday, April 20, 2026

Sawirro: Maxaa kusoo kordhay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Ilaa seddex ruux ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen dabka ka kacay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana ku burburtay dabka hanti fara badan.

Dabka ayaa ka bilowday Suuqa Khaliifa wuxuuna kusii faafay qeybo kale oo suuqa kamid ah, taasi oo badisay khasaaraha ka dhashay dabkaasi.

- Advertisement -

Read more

Local News