29.5 C
Mogadishu
Wednesday, April 22, 2026

Musharax Axmed Cabdi Salaan oo la taageeray

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Waxgaradka Siyaasiyiinta Ganacsatada Haweenka ka soo Jeeda Beesha Cayr ayaa si diiran u soo dhawaysay Musharaxnimada Danjire axmed C/salaam Xaaji aadan.

Kulamo ka dhacay maalmihii la soo dhaafay Dalal ay ka midyihiin afrika, USA, Yurub iyo Asiya ayaa looga hadlay sidii loo taageeri lahaa Musharax Madaxweyne axmed C/salaam Xaaji Aadan oo ah Xiligaan ah Musharaxa ugu cad cad in uu Noqdo Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

Kulamadaan oo ay ka soo qeyb galeen dadka ka soo Jeeda Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa loo arkay in Xilkaas uu qaadi Karo ama gudan karo Danjire axmed C/salaam Xaaji aadan.

Waxgaradkii Siyaasiyiintii Aqoonyahanadii Saraakiishii Haweenkii dhalinyaradii iskugu yimid kulamdii dhacay ayaa sheegay in Xiligaan loo baaahan yahay in la dhiso Maamul ay yeeshaan Gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News