Muuqaal CAJIIB ah oo laga soo duubay sida uu u shaqeeyo terminalka cusub ee Aadan Cadde

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka muuqda isbedel weyn oo dhanka horumarka ah, waxaana isbedelka ugu weyn uu ka muuqdaa garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.

Dhismaha garoonka oo ah mid muuqaal ahaan qurxoon, waxaana kasii qurux badan howsha ka socota gudaha garoonka Aadan Cadde Airport ee Muqdisho.

Muuqaalka hoose wuxuu muujinayaa howsha ka socota garoonka oo wali dhismo ay ka socoto iyo muuqaalka

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com