26 C
Mogadishu
Sunday, June 8, 2025

Villa Somalia iyo caqabado kale oo xanibay ku-milankii Soomaaliya ee ururka EAC

Muqdisho (Caasimada Online) - In ka badan sannad kadib markii Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), waxaa wali muuqda inay ku adag tahay sidii ay uga faa’iideysan lahayd xubinnimada ururkaas. Kala-daadsanaanta dowladda iyo...
WARARKA
XULKA

Villa Somalia iyo caqabado kale oo xanibay ku-milankii Soomaaliya ee ururka EAC

Muqdisho (Caasimada Online) - In ka badan sannad kadib markii Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), waxaa wali...

Xasan Sheekh oo ku faanay arrin yaab leh xilli ay si weyn isku hayaan mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku faanay in marwalba ay dowladdiisa xooga saarto wada-hadalka siyaasadeed, xilli ay haatan si...

SOOMAALIYA oo eedeyn culus u jeedisay Sacuudi Carabiya – Maxaa is-bedelay?

Geneva (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa si cad ugu eedeysay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ku xadgudubka xuquuqda shaqaalaha iyo ka faa’iidaysiga shaqaalaha muhaajiriinta, intii...

Trump oo ‘cawaaqib culus’ ugu hanjabay Elon Musk

Washington (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Sabtidii si adag ugu hanjabay la-taliyihiisii hore, Elon Musk, inuu wajihi doono “cawaaqib culus” haddii...

Maxaad ka ogtahay kooxda Falastiiniyiinta ah ee Israel ay hubeyso iyo qorshahooda?

Gaza (Caasimada Online) - Israel ayaa hubaynaysa maleeshiyo Falastiini ah oo ku sugan Gaza, taasoo qayb ka ah dadaal ballaaran oo ay kula dagaallamayso...

Trump oo AQALKA CAD ka eryey xubno ku dhow Israel, xilli xiriirka uu sii xumaanayo

Washington (Caasimada Online) - Madaxweyne Donald Trump ayaa dib u habeyn ku sameeyay Golaha Amniga Qaranka (NSC), taasoo keentay in xilka laga qaado mas’uuliyiin...

Somaliland oo soo saartay digniin culus kadib markii…

Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay digniin culus oo ku saabsan dabeylo xooggan oo la filayo inay ku dhufan doonaan Badda...

Somaliland oo ogolaatay in loo keeno Falastiiniyiinta laga soo barakicin rabo Gaza

Hargeysa (Caasimada Online) - Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan Falastiiniyiinta si khasab ah looga rarayo Gaza, kadib warar...

Cirro oo shaaca ka qaaday in Mareykanku aqoonsanayo iyo jawaabta Mareykanka

Hargeysa (Caasimada Online) - Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa sheegay in aqoonsiga caalamiga ah ee dalkiisa uu marayo marxalad aad...