25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

PUNTLAND oo ciilkii Guuleed kala dul dhacday…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Warqad kasoo baxday Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu mamnuucay in hawada maamulkaasi ay isticmaalan diyaaradaha shirkada Star somair.

Warqada ayaa waxaa lagu sheegay in maamulka uu talaabo cad ka qaadi doono haddii diyaaradaha shirkadaasi ay isku dayaan inay kasoo degaan garoomada Maamulka amaba isticmaalan hawada Maamulka.
dikreeto

- Advertisement -

Read more

Local News